Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Daawo Odayaasha Bariga Sanaag iyo Gobolka Badhan oo Xisbiga WADDANI Maanta Munaasibad...

Daawo Odayaasha Bariga Sanaag iyo Gobolka Badhan oo Xisbiga WADDANI Maanta Munaasibad Soo Dhawayn ah Hargeysa Ugu Qabtay

0
463

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Waxgarad iyo odayaal ka soo jeeda deegaanada bariga Sanaag iyo Gobolka Badhan oo ku biiray Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani,ayaa qudbado kala duwan ka jeediyay munaasibad si heer sare ah loo soo agaasimay oo Xisbiga WADDANI maanta Hargeysa ugu qabtay.

Haddaba halkan ka daawo qudbadihii waxgaradka iyo waayeelka goboladaa ka soo jeeda ka jeediyeen munaasibadda maanta.