Friday, July 10, 2026
Home Uncategorized Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo Faah Faahin ka Bixisay Nooca Shaqo...

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo Faah Faahin ka Bixisay Nooca Shaqo Kaniisad Hargaysa ku Taallay oo Dib U Habayn Lagu Sameeyay

0
728

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Wasaaradda Diinta iyo awqaafta Somaliland,ayaa faah faahin ka bixisay  nooca shaqo ee ay qabanayso kaniisad Hargeysa ku tallay oo dib loo furay ka dib muddo badan oo ay xidhnayd.

War-saxaafadeed uu ku saxeexan yahay wasiirka Diinta iyo awqaafta Somaliland oo uu maanta ka soo saaray  furitaanka Kaniisadda iyo nooca shaqo ee ay u furnaan doonto oo nuqul ka mid ahi uu soo gaadhay xarunta Xogsoormedia.com,ayaa u dhignaa sidan.