Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Maxkamadda Gobolka Togdheer oo Xukunno Ku Ridday Dad Maandooriyeyaal ka Ganacsanayay iyo...

Maxkamadda Gobolka Togdheer oo Xukunno Ku Ridday Dad Maandooriyeyaal ka Ganacsanayay iyo Gaadhigii Lagu Siday

0
422

Burco(Xogsoor Media.net):- Maxkamadda gobolka Togdheer ayaa Xukunno kala duwan ku ridday dad lagu soo qabtay iyagoo ka ganacsanaya Maandooriyeyaal uu ka mid  yahay Khamriga oo ah mid diinteena suubban ee Islaamku ay xaaaantimaysay isla markaana ka reebban uud ahaan dalka Somaliland in lagu cabbo ama lagaga ganacsado.

Haddaba halkan ka daawo Xukunka Maxkamadda gobolka Togdheer maanta ay ku ridday dadkaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here