Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Fannaanada Maryan Mursal oo ka Hadashay Socdaal Ay Hargeysa Ku Joogto iyo...

Fannaanada Maryan Mursal oo ka Hadashay Socdaal Ay Hargeysa Ku Joogto iyo Doorashadii Madxtooyada Somaliland

0
677

Hargaysa(Xogsoor Media.Net):- Fannaanada Maryan Mursal Ciise oo ka mid ah foolaadka ka sii nool fannaaniinta haweenka ah ee  Bulshada Soomaalida ah oo maalmihii u dambeeyay socdaal ku joogtay magaalada Hargeysa,ayaa sheegtay in ay Somaliland u timi in ay talo iyo dardaaran siiso Madaxweynaha la doortay ee Somaliland.

Haddaba halkan hoose ka daawo warkaas oo dhammaystiran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here