Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland oo ka Hadlay Joogitaanka Ciidanka Qaranka ee Tukaraq

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland oo ka Hadlay Joogitaanka Ciidanka Qaranka ee Tukaraq

0
484

Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Guddoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax,ayaa ka hadlay joogitaanka ciidanka qaranka Somaliland ee shalay la wareegay deegaanka Tukaraq oo ay hore ugu sugnaayeen ciidanka maamul goboleedka Puntland.

Haddaba warkaas oo dhammaystiran halkan ka daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here