Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Maareeye Khadar oo Ganafka Ku Dhuftay Xilka Qaadis Wasiirka Warfaafintu Ku Sameeyay

Maareeye Khadar oo Ganafka Ku Dhuftay Xilka Qaadis Wasiirka Warfaafintu Ku Sameeyay

0
723

Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Maareeyaha TV-ga Qaranka Somaliland Khadar Maxamed Cakuulle,ayaa ganafka ku dhuftay xil ka qaadis uu ku sameeyay wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guribarwaaqo.

Waxaanu sidaa ku sheegay shir jaraa’id oo uu ku qabtay xafiiskiisa.

Haddaba halkan hoose ka daawo warkaas oo dhammaystiran.

Xogsoor Media.Net

Xogsoormedia24@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here