Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Berbera: Suuqii Xoolaha Somaliland ee Sucuudiga oo Furmay iyo Xoolihii...

Berbera: Suuqii Xoolaha Somaliland ee Sucuudiga oo Furmay iyo Xoolihii u Horreeyay oo u Dhoofaya

0
614

Berbera(Xogsoor Media.Net):- suuqii xoolaha Somaliland ee dalka Sucuudiga ayaa dib u furmay ka dib markii ay muddolaba sano iyo dheeraad ah ay xidhnaayeen oo ay xayiraad saartay dawladda Sucuudigu.

Haddaba waxaa ka bilaabmay maxjarada magaalada Berbera gaadhay oo lagu xereeyay xoolihii ugu horreeyay ee looiib geynayo suuqa sucuudiga,xoolahan loo dhoofinayo dalka Sucuudiga,ayaa la sheegay in ay yihiin xoolihii looiib geyan jiray dalka Sucuudiga xilliga mooshinka Xajka.

Haddaba halkan ka daawo xoolaha loo dhoofinayo Sucuudiga oo ku xeraysan Maxjarada caafimaadinta Xoolaha nool

 

Xogsoor Media.Net

abafgaab@hotmailc.om

Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here