Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey La-Taliye Cabdiwaaxid oo Kulan La Yeeshay Madaxdhaqameedka Gobolka Sool

La-Taliye Cabdiwaaxid oo Kulan La Yeeshay Madaxdhaqameedka Gobolka Sool

0
641

Laascaanood(Xogsoor Media.Net):- La Taliyaha Arrimaha Bulshada Madaxweynaha Somaliland Cabdiwaaxid Cabdiraxmaan iyo wefti uu hoggaamiyay oo maalmihii u dambeeyay ku sugnaa xarunta gobolka Sool ee Laascaanood,ayaa maanta kulan la qaatay madaxdhaqameedka gobolka Sool.

Labada dhinac ayaa ka wada hadlay adkaynta nabad gelyada gobolka Sool iyo sidii loo dardar gelin lahaa iskaashiga xukuumadda iyo dadweynaha.

Haddaba halkan ka daawo warkaas oo dhammaystiran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here