Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Ergadii Nabadaynta Colaadda Ceel-afwyn oo Culimadii ugu Horraysay Gaadhay Degmadaas

Ergadii Nabadaynta Colaadda Ceel-afwyn oo Culimadii ugu Horraysay Gaadhay Degmadaas

0
640

Ceel-afweyn(Xogsoor Media.Net):- Ergadii ugu horraysay ee nabadaynta colaadda labada beelood ee walaalaha ah ku dhex martay deegaanka degmada Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag,ayaa waxaa halkaa gaadhay  ergadii ugu horraysay oo ka kooban culimada ugu caansan Somaliland oo uu kamid yahay Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir iyo madaxdhaqameed ka kicitimay Hargeysa.

Haddaba warkaas oo dhammaystiran halkan ka daawo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here