Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Shaqaaqadii Ceel-Afweyn oo Qodobo Nabadeed Laga Soo Saaray

Shaqaaqadii Ceel-Afweyn oo Qodobo Nabadeed Laga Soo Saaray

0
516

Ceel-afweyn(Xogsoor Media.Net):- Shirkii nabadaynta Ceel-afweyn ee ay ku hawlanayd ergada madaxdhaqameedka iyo Culimada isugu jiray,ayaa maanta ka so saaray qodobada laga soo saaray.

Waxaa kale  oo ka hadlay culimada iyo madaxdhaqameedka oo aad ugu dheeraaday sida loogu baahan yahay in la fuliyo.

Haddaba warkaas oo dhammaystiran halkan hoose ka daawo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here