Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Wasiirro Kormeer ku Tegay Deegaano Gobolka Gabilay ka tirsan oo Diyaarado Duqeeyeen

Wasiirro Kormeer ku Tegay Deegaano Gobolka Gabilay ka tirsan oo Diyaarado Duqeeyeen

0
551

Gabilay(Xogsoor Media.Net):- Xubno ka tirsan golaha wasiiradda Somaliland ciidamada qaranka,booliska iyo miino baadhka qaranka,ayaa kor meer ku tegay deegaano ka tirsan gobolkaGabilay oo dorraad diyaarado  millatari oo ha kuwaqumaatiga  u kacaa ay duqayn aan qasaare nafeed sababin ka geysteen.

Haddaba warkaas oo faah faahsan halkan hoose ka daawo.

 

Xogsoor Media.Net

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here