Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Macalimiin Cabasho Ka Muujiyay Hay’adda Shaqaalaha Dawladda

Macalimiin Cabasho Ka Muujiyay Hay’adda Shaqaalaha Dawladda

0
611

Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Qaar ka mid ah macalimiinta ka hawl-gala Dugasiyada waxbarashada ee magaalada Hargeysa ayaa cabasho ka muujiyay Guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawladda Somaliland,waxaanay ku doodayaan in hay’adda shaqaalaha dawladdu aanay  u xaqsoorin Macalimiinta.

 

Halkan hoose ka daawo Warkan.

Xogsoor Media.Net

Hargeisa Ofice

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here