Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Magacaabis Sameeyey

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Magacaabis Sameeyey

0
610

Hargeysa(Xogsoor Media.Net):-  Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi  (Cirro) ayaa magacaabey Guddoomiyaha cusub ee xisbiga  WADDANI u qaabilsanaan doona gobalka Awdal kadib markii  uu dhawaan is casilay Guddoomiyihii hore

 

Halkan Hoose Ka Akhriso Warqada Magacaabista.

Xogsoor media.Net

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here