Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Dawlada Jabuuti oo lagu amray in ay bixiso lacag dhan...

Dawlada Jabuuti oo lagu amray in ay bixiso lacag dhan 385 milyan doolar oo loo xukumay shirkada dp world

0
593

Hargaysa(XogsoorMedianet)Maxkamada dhexdhexaadinta Caalamiga ah ee London ayaa dawlada Jabuuti ku amartay in ay bixiyaan 385 milyan oo dooilar  iyo lacag dulsaar ah lacagtan ayaa ah xuquuqda shirkada Dp World ku yeelatay dekeda Dooraale ee  Jabuuti.

Sannadkii hore ayaa dawlada Jabuuti ayaa gabi ahaanba  Shirkada Dp World ka eriday dalkeeda maamulida dekeda Doorraale  oo ay ku lahayd saamidhan boqol kiiba saddex iyo soddon halkaJabuuti ku lahayd boqol kiiba 66 waxaana go,aanka hada soo baxay salka ku hayaa lacagta ka  gashay dekeda iyo tii ay ka faaidi lahayd shirkada Dp World iyo wakhtigii u hadhay shirkada Dp World saamigeedii dekeda Jabuuti.

Hargaysa  XogsoorMedianet.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here