Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Taliye Loo Magacaabay Qaybta Booliska Togdheer oo Xilkii la Wareegay

Taliye Loo Magacaabay Qaybta Booliska Togdheer oo Xilkii la Wareegay

0
510

Burco(Xogsoor Media.Net):- Taliye ku xigeenka Booliska Somaliland Sarreeye Guuto Cabdiraxmaan Liibaan Fooxle,ayaa xilkii u kala wareejiyay taliyaha cusub ee loo magacaabay qaybta booliska gobolka Togdheer.

Haddaba halkan hoose ka daawo warkaas oo faah faahsan.

 

Xogsoor media.Net

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here