Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Xisbiyada Mucaaridka oo Qaadacay Xubnaha Gudida Doorashooyinka ee Wakiiladu Ansixiyeen

Xisbiyada Mucaaridka oo Qaadacay Xubnaha Gudida Doorashooyinka ee Wakiiladu Ansixiyeen

0
634

Hargeysa(Xogsoornews.com):- Xisbiyada Mucaariddka ee WADDANI iyo UCID,ayaa qaadacay ansixinta lixda xubnood ee gudida doorashooyinka ee uu maanta ansixiyay golaha wakiilada Somaliland.

Labada xisbi Mucaarid ayaa sheegay in Xukuumaddu ansixinta xubnaha gudida doorashooyinka ee la ansixiyay u isticmaashay meel marintooda lacag.

Haddaba warkaas oo faah faahsan halkan hoose ka daawo.

 

 

 

 

Xogsoornews.com

Hargeisa Ofice.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here