Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Hargeysa: Soomaaliya oo lagu Eedeeyay in ay Xidhay Ganacsato Reer Somaliland ah

Hargeysa: Soomaaliya oo lagu Eedeeyay in ay Xidhay Ganacsato Reer Somaliland ah

0
656

Hargeysa(Xogsoornews.com):- Siyaasiin  xilal wasiirnimo ka soo qabtay Xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iy waxgarad kale oo shir jaraa,id ku qabtay magaalada Hargeysa,ayaa xukuumadda Soomaaliya ku eedeeyay in ay xidhay oo ay bartilmaameedsatay ganacsato ka so jeeda Somaliland oo shrkad ganacsi ku lahaa  Caasimadda Soomaaliya ee Muqdhisho.

Haddaba warkaas oo faah faahsan halkan ka daawo

 

Xogsoornews.com

Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here