Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Hawiyew Isaaq Idinkama Qabsanayo Dubbe,,Siyaasi Cali Guray

Hawiyew Isaaq Idinkama Qabsanayo Dubbe,,Siyaasi Cali Guray

0
524

Hargeysa(Xogsoornews.com):- Siyaaasi Cali Maxamed Yuusuf(Cali Guray) oo ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland,ayaa jawaab ka bixiyay hadalo ka soo yeedhay qaar ka mid ah siyaasiyiinta beesha Haweiye ee Muqdisho.

Waxaanu sheegay in aanu beesha Isaaq metelin wasiirka warfaafinta Soomaaliya isla markaana aanay u aanoobin hadalkiisa iyo ficilkiisa midnaba.

Waxaanu ku sheegay wasiir Dubbe in uu yahay jug soo dhacayga Soomaaliya

Haddaba Hadalka Siyaasi Cali Guray halkan ka daawo

 

Xogsoornews.com

Xogsoormedia24@gmail.com

Hrgeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here