Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Kuraasta Xubnaha Golaha Wakiilada Gobolka Maroodijeex oo lagu Dhawaaqay iyo siday Xisbiyadu...

Kuraasta Xubnaha Golaha Wakiilada Gobolka Maroodijeex oo lagu Dhawaaqay iyo siday Xisbiyadu u kala Heleen

0
512

Hargeysa-(Xogsoornews.com):-Guddiga Doorashooyinka, ayaa shaaciyey natiijada hordhaca ah ee Codbixinta Doorashada golaha Wakiilada Maroodijeex.

Natiijada hordhaca ah ee Golaha Wakiillada ayaa Xisbiga Kulmiye ka helay 8 xubnood, waddani 7 xubnood iyo Ucid 5 xubnood.

UCID 5
KULMIYE 8
WADDANI 7

Tirada guud ee kuraasta Gobolka Maroodijeex waa 20 xildhibaan .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here