Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Wax badan ka ogow Buurta Dalxiiska Daallo iyo Khayraadka ku duuugan

Wax badan ka ogow Buurta Dalxiiska Daallo iyo Khayraadka ku duuugan

0
448

Ceerigaabo(Xogsoornews.xom):-Buurta dalxiiska ee Daalo oo dhanka waqooyi kaga beegan magaalada Ceerigaabo Xarunta gobolka Sanaag.ayaa ah buur aad u cajiib ah isla markaaba ay ku duugan tahay taariikh aad u wayn.

Haddaba halkan ka daawo war bixin dhanaystiran oo ka hadlaysa Buurta Daalo iyo taariikhdeeda cajiibka ah iyo khayraadka ku duugan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here