Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Madaxweynaha Somaliland iyo Wefti uu hoggaaminayo oo Safar ugu Baxay Dalka Maraykanka

Madaxweynaha Somaliland iyo Wefti uu hoggaaminayo oo Safar ugu Baxay Dalka Maraykanka

0
497

hargeysa(Xogsoornews.com):-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo isugu jira xubno ka mid ah golaha wasiirada.ganacsato iyo xubno ka socda Bulshada rayidka ah ayaa galabta socdaal ugu baxay dalka Maraykanka ka dib markii Madaxweynaha Somaliland martiqaad rasmi ah uu ka helay dawladda Washington.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here