Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey “Walaac Xoogan ayaa laga Qabaa Qaabka loo Siyaasadeeyay Gurmadka Suuqa Waaheen”Xildhibaan Barkhad...

“Walaac Xoogan ayaa laga Qabaa Qaabka loo Siyaasadeeyay Gurmadka Suuqa Waaheen”Xildhibaan Barkhad M. Hurre

0
584

 

Hargeysa(Xogsoornews.com):-Xildhibaan Barkhad Maxamed Hurre oo ka.mid ah mudaneyaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay in tashuush lagu furay isla markaana la siyaasadeeyay gurmadka iyo dib u dhiska suuqa waaheen.

Xildhibaan Barkhad oo waraysi gaar ah siiyay Saab Tv oo arrimahaa ka hadlayayna halkan ka daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here