Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Oodweyne lagu soo dhaweeyay iyo Madaxdhaqmeed ka...

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Oodweyne lagu soo dhaweeyay iyo Madaxdhaqmeed ka Hadlay

0
378

Oodweyne(Xogsoornews.com):- Madaxweyne ku xigeenka iyo wefti uu hoggaaminayo oo socdaal shaqo ku maraya gobolada bari ee dalka,ayaa si wayn loogu soo dhaweeyay degmada Oodweyne xarunta gobolka Daad-madheedh.

Haddaba soo dhawaynta weftiga Madaxweyne ku xigeenka iyo madaxda ka hadashay halkan ka daawo.

 

 

 

Xogsoormedia24@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here