Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Suldaan Caddo Gude oo ka Hadlay Ahmiyadda Nabadda

Suldaan Caddo Gude oo ka Hadlay Ahmiyadda Nabadda

0
287

Burco(Xogsoornews.com):- Suldaan Caddo Gude ahna guddoomiyaha gudidda Beelaha Garxajis,ayaa ka hadlay ahmiyadda Nabadda waxaanu hadal ka jeediyay shir maanta lagu soo afjaray shaqaaqo laba beelood ku dhex martay deegaanka Cali Saahid oo ka tirsan gobolka Togdheer.

Haddaba halkan ka daawo qudbadda Sukdaan Caddo Gude

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here