Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Madaxweynaha Somaliland oo Laba Guddoomiye Gobol Xilka ka Qaaday

Madaxweynaha Somaliland oo Laba Guddoomiye Gobol Xilka ka Qaaday

0
295

Hargeysa(Xogsoornews.com):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi,ayaa wareegto Madaxweyne maanta xilka kaga qaaday laba Guddoomiye Gobol.

Guddoomiyeyaashii gobolada Saaxil iyo Hawd ayaa xilalka laga qaaday isla markaana goboladaa loo magacaabay masuuliyiin kale .

Haddaba wareegtada Madaxweynaha oo u dhignayd sidan halkan kaga bogo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here