Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Abwaan Yuusuf Shaacir oo Gabay ka Tiriyay Dagaalka Gassa iyo Gardarada Yuhuudda

Abwaan Yuusuf Shaacir oo Gabay ka Tiriyay Dagaalka Gassa iyo Gardarada Yuhuudda

0
359

Hargeysa(Xogsoornews.com):-Abwaan Yuusuf Cismaan Cabdulle(Yuusuf Shaacir) oo ka mid ah Suuyaan yahanka dhlinyatada ah  ee Somaliland isla markaana ah abwaan suugaantiisa isku garab taaga xaqa iyo nabadaynta bulshada,ataa Maanso ka tiriyay dagaalka Gassa iiyo duulaanka gardarada ah ee ay Yuhuudda iyo xulafadeeda is bahayatay ku zasuuqayaan shacabka reer Falastiim.

Abwaan Yuusuf Shaacir oo maansadiisa u bixiyay Gulufkii Geeska oo muuqaal ah halkan ka daawo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here