Shirweynihii 8-aad ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja oo lagu Doortay Xubnaha Hoggaanka

0
140

 

Hargeysa(Xogsoornews.com):- Shrweynihii 8-aad ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA,ayaa xalay lagu doortay Xubnaha Hoggaanka saddexda sano ee soo socda.

Shirweynaha Solja oo ka furmay shalay Hargeysa,ayaa xilli dambe oo xalay ah lagu doortay 15 xubnood ee Hooggaanka Ururka.

Halka Guddoomiyaha,kuxigeenka iyo Xoghayaha guud oo iyagana loo ballansanaa in isla xalay la doorto aanay doorshadoodu dhicin dibna Xubnaha hoggaanku ka dooran doonaan.

 

 

Xogsoornews.com

Xogsoormedia24@gmai.com