Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Musharax Cirro oo Baaq Nabadeed ka soo Saaray Colaadda Sanaag

Musharax Cirro oo Baaq Nabadeed ka soo Saaray Colaadda Sanaag

0
233

Hargeysa(Xogsoornews.com):’Musharaxa Jagada Madaxweynaha Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro,ayaa baaq nabadeed ka soo saaray dagaal dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay gobolka Sanaag.

Waxaanu si gaar ah farriin ugu diray madax dhaqameedka iyo maamulka gobolka iyo degmada Sanaag.

Musgarax Dr Cabdiraxmaan Cirro qoraalka uu dagaalka Sanaag ka soo saaray oo dhanaysrimstiran,ayaa u dhignaa sidan.