Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Dr Cabdiwali oo Faah Faahiyay Qorshe Siyaasadeedka Kulmiye

Dr Cabdiwali oo Faah Faahiyay Qorshe Siyaasadeedka Kulmiye

0
193

Hargeysa(Xogsoornews.com):- Wasiirkii hore wasaaradda Isgaadhsiinta Somaliland Dr Cabdiwali Sheekh Cabdilaahi Suufi Jibriil,ayaa faah faahin ka bixiyay waxqabadka Xukuumadda iyo qorshe siyaasadeedka Xisiga KULMIYE uu doonayo in uu dalka ku maamulo.

Waxaanu  sheegay in lix tiir oo waawayn uu yahay qorshe siyaasadeedka Xisbiga KULMIYE.

Haddaba halkan ka daawo.