Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Komishanka Doorashooyinka JSL Oo si Rasmi ah u Shaaciyay kaltanka Ololaha Doorashada...

Komishanka Doorashooyinka JSL Oo si Rasmi ah u Shaaciyay kaltanka Ololaha Doorashada 2024

0
243

Hargeysa(Xogsoornews.com):Komishanka Doorashooyinka Somaliland,ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay kaltanka ololaha doorashadaa Somaliland ee isku Sidkan.

Ololaha doorashada oo ah doorasho isa saar ah ayaa noqon doona laba wareeg oo urirada iyo xisbiyadu ka simaan yihiin iyo hal wareeg oo sadexda Xisbi kusoo gunaanadi doonaan ololaha doorashada.

Guddoomiyaha komishanka Doorashooykinka Muuse Xasan Yuusuf oo ku dhawaaqay kaltanka ololaha foorashada halkan kan ka daawo.