Hargeysa(Xogsoornews.com):- Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro,ayaa qudbad dhinacyo badan taabanaysa u jeediyay taageerayaashii ugu badnaa oo kusoo dhaweeyay weftiga Xisbiga WADDANI oo soo dhhamaystay safar hoggaanka Xisbigu ku gaalaa bixiyay gobolada Bari.
Musharax Dr Cirro oo bulshada Caasimadda Hargeyysa ee weftiga soo dhawaysay u mahad naqay,ayaa bulshada is bedel doonka ah u balan qaaday in ay arki doonaan is vedelo waswsyn oo jaan goyn doona arrinaha doorashada.
Waxaa kale oo uu xukuumadda ku eedeeyay in ay waxba ka qaban wayday nabad gelyada sicir bararka iyo nolosha bulshada.
Haddaba qudvadda Dr Cabdiraxmaan Cirro musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Waddani uu u jeediyay mawjado dad ah oo isugu soo baxay soo dhawaynta weftiga Waddani halkan ka daawo.











