Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey “Adigaan ku Garanaynaa ee Noo Joog Madaxweyne.”Maxamed Siciid Dahabshiil

“Adigaan ku Garanaynaa ee Noo Joog Madaxweyne.”Maxamed Siciid Dahabshiil

0
235

Hargeysa(Xogsoornews.com):-Gamacsade Maxamed Siciid Ducaale Dahabshiil ayaa u rejeeyay in uu.Mar kale hoggaaminta talada dalka JSL kusoo noqdo Madaxweyne Muuse Biixi.

Waxaanu intaa raaciyay in ay Madaxweynaha is garanayaan wax badanina soo kala mareen