Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Komishanka Doorashooyinka oo maanta la soo Degay Qalabkii ugu Dambeeyay ee Doorashooyinka

Komishanka Doorashooyinka oo maanta la soo Degay Qalabkii ugu Dambeeyay ee Doorashooyinka

0
195

Hargeysa(Xogsoornews.com):-Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maanta Madaarka Caalamiga ah ee Cigaal ka soo-dejiyey agabkii ugu danbeeyey ee doorashada Madaxtooyada iyo Xisbiyada Qaranka JSL oo ka kooban Sanaaduuqdii, Ilo-xidhkii, Khadkii iyo Shaabadihii Codbixinta.