Tuesday, August 25, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Komishanka Doorashooyinka oo Hadda Ganaaxyo Lacageed ku Riday Kulmiye,Waddani iyo Kaah

Komishanka Doorashooyinka oo Hadda Ganaaxyo Lacageed ku Riday Kulmiye,Waddani iyo Kaah

0
213

Hargeysa(Xogsoornews.com):-Gudida anshaha iyo xallinta khilaafaadka iyo komishanka doorashooyinka Somaliland,ayaa ganaaxyo lacageed ku ruday Xisbiyada Kulmiye,waddani iyo Kaah.