Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Komishanka doorashooyinka oo kulan la qaatay wasarada warfaafinta solja iyo wija

Komishanka doorashooyinka oo kulan la qaatay wasarada warfaafinta solja iyo wija

0
204

Hargeysa(Xogsoornews.com):-Komishanka doorashooyinka Somaliland,ayaa maanta kulan la yershay wasaarada warfaafinta,ururka suxufiyiinta somaliland ee Solja iyo Ururka hablaha suxufiyiinta ee Wija.

Kulanka komishanka iyo wasaarada warfaafinta,Solja iyo Wija ay wada yeesheen ayaa lagu kala saxeexday xeerka aaxaafadda ee doorashada.