Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Taageereyaasha Xisbiga Waddani ee Caynaba oo cududooda Muujiyay

Taageereyaasha Xisbiga Waddani ee Caynaba oo cududooda Muujiyay

0
242

Caynaba(Xogsoornews.com):-Taageereyaasha xisbiga Waddani ee  degmada Caynaba ayaa maanta sameeyay isu soobixii ugu waynaa isla markaana muujiyay cududa taageero ee ay u hayaan xisbiga Waddani iyo musharixiintiisa u taagan Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka.