Tuesday, August 25, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Komishanka Doorashooyinka JSL oo Digniin adag diray

Komishanka Doorashooyinka JSL oo Digniin adag diray

0
208

Hargeysa(Xogsoornews.com):-Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL,ayaa soo saaray digniin adag oo ay u direen xisbiyada qaranka.

Waxaanay si gaar ah ugu digeen Xisbiga Kulmiye.