Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Komishanka Doorashooyinka oo Dhaariyay shaqaalaha gobolada iyo degmooyinka ee Doorashada

Komishanka Doorashooyinka oo Dhaariyay shaqaalaha gobolada iyo degmooyinka ee Doorashada

0
192

Hargeysa(Xogsoornews.com):-Komishanka Doorashooyinka Qaranka.ayaa dhaariyay shaqaalaha doorashada ee gobolada iyo degmooyinka ka dib markiii ay dhamaysteen tababar maalmo.qaatay oo komishanku u qabtay.