Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Guddoomiyaha komishanka oo ka Hadlay hawsha doorashada iyo halka ay wax u...

Guddoomiyaha komishanka oo ka Hadlay hawsha doorashada iyo halka ay wax u marayaan

0
181

Hargeysa(Xogsoornews.com):-Guddoomiyaha komishanka doorashooyinka Somaliland ayaa ka hadlay hawlaha doorashada iiyo wajiga labaad ee ololaha oo soo gabagaboobay.