Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey “Codkiina ku Ciiil baxa oo isbedelka Doorta”Maxamuud Xaashi

“Codkiina ku Ciiil baxa oo isbedelka Doorta”Maxamuud Xaashi

0
211

Hargeysa(Xogsoornews.com):-Guddoomiyaha urur siyaasadeedka Kaah Maxamuud Xaashi Cabdi,ayaa bulshada Somaliland ku boorriyay doorashada berri looga dareerayo guud ahaan Somaliland

 

Waxaa uu ka codsaday codbixiyeyaasha Somaliland in ay codkooda ku doortaan musharixiinta Madaxweynaha iyo ku xigeenka waddani iyo urur siyaasadeedka kaah