Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Guud ahaan Somaliland ayay si nabad gelyo ah uga bilaabantay codbixinta doorashada...

Guud ahaan Somaliland ayay si nabad gelyo ah uga bilaabantay codbixinta doorashada isasaarka ah

0
190

Hargysa(Xogsoornews.com,’ Guud ahaan goboadaa iyo degmooyinka Somaliland ayay saaka subaxnimadii si rasmi ah uga bilaabantay doorashada isa saarka ah ee  Madactooyada iyo ururada siyaasadda