Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Beesha Caalamka oo Somaliland ku ammaantay Doorashada u qabsoontay

Beesha Caalamka oo Somaliland ku ammaantay Doorashada u qabsoontay

0
151

Hargeysa(Xogsoornees.com):-Goob joogeyaasha beesha caalamka oo ka kala socday Yurub Ingoriiska maraykanka iyo Afrika?ayaaa ku bogaadiyay Somaliland doorashada ka qabsoontay iyo sida nabad gelyada ah ee ay u soo dhammaatay.