Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Madaxweynihii hore ee Somaliland Siilaanyo oo Geeriyooday

Madaxweynihii hore ee Somaliland Siilaanyo oo Geeriyooday

0
201

Hargeysa(Xogsoornews.com);-Alle ha u naxariistee waxaa caawa magaalada Hargeysa lu geeriyooday Madaxweynihii 4 aad ee Somaliland Marxuum Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo.

Geerida Marxium Siilaanyo,ayaa waxaa ka Hadlay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo tegay guriga Geerida.