Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Komishanka Doorashooyinka oo soo gabagabeeyay tirinta codadka Togdheer

Komishanka Doorashooyinka oo soo gabagabeeyay tirinta codadka Togdheer

0
239

Hargeysa(Xogsoornews.com):-Komishanka  doorashooyinka Somaliland,ayaa soo gabagabeeyay tirinta codadka gobolka Togdheer

Waxaana sidaa ku soo dhammaatay tirinta codadka goboada Sanaag,Sool,Tigdheer iyo Awdal.waxaa lkeliya oo herr gobol ahaan tirintiisu socotaa codadka gobolka Maroodijeex