Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Maxkamadda sare ee Somaliland oo ku.Dhawaaqday Natiijada Kama Damaysta ah ee Doorashada...

Maxkamadda sare ee Somaliland oo ku.Dhawaaqday Natiijada Kama Damaysta ah ee Doorashada Madaxtooyada Somaliland

0
248

Hargeysa(Xogsoornews.com):-Maxkamadda sare ee Somaliland,ayaa maanta ku dhawaaqday natiijada kama dambaysta ah ee doorashada Madaxtooyada.

Waxaa kale oo ay Maxkamadda sare ee Somaliland ku dhawaaqista natiijada ururada sheegtay. In laba maalmood u hadhsan yihin ku dhawaaqista natiijada ururada iyo aaasxaabta qaranka