Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Xukuumadda Xilka Wareejinaysa oo laba Xeer hor keentay golaha wakiilada

Xukuumadda Xilka Wareejinaysa oo laba Xeer hor keentay golaha wakiilada

0
295

Hargeysa(Xogsoornews.com):-Xukuumadda Somaliland ee xilka wareejinaysa,ayaa maanta hor keentay golaha wakiilada Somaliland laba xeer oo kala ah xeerka ciqaabta guud ee Somaliland iyo xeerka Saxaafadda. Xeerka ciqaabta guud ee Somaliland,ayaa ah markii ugu horraysay ee Somaliland loo curiyo xeer xiqaabeed oo u gaar ah.