Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo ka Hadlay Taariikhdii ALLE ha u...

Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo ka Hadlay Taariikhdii ALLE ha u naXariistee Suldaan Saleebaan

0
275

Hareysa(Xogsoornews.com):- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Maxamed Cali Aw Cabdi,ayaa ka hadlay taariikhdii Alle ha u naxariistee Suldaan Saleebaan Cali Ismaaciil oo maanta aas qaran lagu sagootiyay.