Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Madaxweynaha Somaliland oo Bulshada ku Hambalyeeyey Curashada Bisha Ramadaan

Madaxweynaha Somaliland oo Bulshada ku Hambalyeeyey Curashada Bisha Ramadaan

0
373

Hargeysa(Xogsoornews.com):-Madaxweynaha Soamliland Dr Cabdiraxmaaan Maxamed Cabdilaahi Cirro,ayaa shacabka Somaliland iyo guud ahaan shucuubta Islaamka ku hambaalyeeyay curashada bisha Barakaysan ee Ramadaan.war saxaafadeed ka soo baxay qasriga madaxtooyada ayaa u dhignaa sidan.