Tuesday, August 25, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey “Somaliland way jiraysaa waana la aqoonsayaa.”Madaxweynaha Somaliland

“Somaliland way jiraysaa waana la aqoonsayaa.”Madaxweynaha Somaliland

0
250

Hargeysa(Xogsoornews.com):-Madaxweynaha Jamhuuriyaddaa Somaliland,ayaa ka hadlay socdaalka Raysalwasaaraha Soomaaliya ku yimi Laascaanood Xarunta gobolka Sool.

Waxaanu sheegay in Somaliland jirayso. Oo la aqoonsanayo isla markaana Qaranka Somaliland uu jirayo.waxaanu ku tilmaamay socdaalka Raysal wasaaraha Soomaaliya ku yimi Laascaanood mid jar iskaa tuurnimo ah oo daandaani ku ah Somaliland.waxaanu intaa raaciyay in qasaaraha iyo dhibaatada ka dhalada socdaakiisa inay dawladda Muqdisho qaadi doonto.dhinaca male waxaa uu farriin u diray dawladaha gobolka.midawga afrika iyo beesha Caalamka

Haddaba halkan ka daawo Muqaalka Madaxweynaha Somaliland