Tuesday, August 25, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey ALLE ha u Naxariistee Fannaanadii Qadiija Qalanjo oo Aas Qaran lagu Sagootiyay

ALLE ha u Naxariistee Fannaanadii Qadiija Qalanjo oo Aas Qaran lagu Sagootiyay

0
376

Borama(Xogsoornews.com):-Alle ha u naxariistee waxaa magaalada Boorama ku geeriyootay laguna aasay fannaanadii Qadiija Qalanjo.

Qajiida qalanjo,ayaa ka.mid ahayd muddo cheer hablaha fanta Soomaalida foolaadka u ah